Madaxweyne Deni oo ka hor yimid Magacaabista Xubnaha guddiga adeegga Garsoorka

Madaweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa ka horyimid ansixinta golaha wasiirada xubnaha adeega Garsoorka iyo Hay’adda Patroolka oo dhowaan uu meel mariyey golaha Wasiirada xilka sii haya ee xukuumada Somalia Isagoo ka hadlayay xaflada sanad guurada 22aad ee aasaaska Puntland ayuu sheegay Deni in Madaxweynaha iyo Raisul Wasaaraha uu soo magacaabi doono howsha u taala … Continue reading Madaxweyne Deni oo ka hor yimid Magacaabista Xubnaha guddiga adeegga Garsoorka